Madaxweyne Erdogan oo Cadeeyay Sababaha uusan xiriir ula yeelan karin Israel

Madaxweynaha Turkey Recep Tayyib Erdogan ayaa sheegay in Turkigu uu jeclaan lahaa in uu xiriir wanaagsan la yeesho Israel, laakiin wuxuu dhaliilay siyaasadda Israel ee ku wajahan Falastiiniyiinta oo uu ku tilmaamay mid “aan la aqbali karin” iyo “khad cas” oo ay leedahay Ankara. Erdogan ayaa si kastaba sheegay in wada-hadalladii sirdoonka ee labada dhinac … Continue reading Madaxweyne Erdogan oo Cadeeyay Sababaha uusan xiriir ula yeelan karin Israel